CABSI SOO WAJAHDAY SOOMALIDA FINLAND JOOGTA.
(SAWIRKA)-DAD BANAANBAXAAYO.
(FINLAND)-Dalka Finland iyo wadamo kale oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa waxaa ku nool Soomaali fara badan oo Qaxooti ah,Soomaalida ku nool dibadda ayaa intooda waxaa haysto dhibaato dhinaca nacaybka ah ama midab kala sooc ah,dalka Finland ayaa hadda waxaa ka taagan arrin ugub ah kuna saabsan nacaybka dadka soo gelootiga ah iyo kuwa midabkoodu yahay Madawga,waxaane arrintaan lo sababeyey in xukuumadda Finland uu ku soo biiray Xisbi Xagjir ah isgana uu yahay kan gadaal ka riixaayo nacaybka soo ifbaxay.
ISHA/BBC.