CAALAMKA OO KA HADLAY DILKII..
HOGAAMIYEYAASHII LA DILAY.
(ISLAMABAD)-Weerar eey qaadeen diyaaradaha Drones-ka dalka Maraykanka kuna sugan dalkaasi Afgaanistaan ayaa waxa eey dileen Hogaamoiyaha Al-Qaacidda Ayman Al-Zawaahiri,hogaamiyaha ayaa markii la dilaayey waxa uu joogay balakoonka guri uu ku dhuumanaayey kuna yaalo caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kabul. Dilka Ayman Al-Zawaahiri ayaa waxaa laga keenay su’aalo badan kuna saabsan sida uu u dhacay dilka Ayman Al-Zawaahiri.
ISHA WARKA AP.