SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BOOQASHADA BLINKEN EE AFRIKA..

BLINKEN.

(JOHANNESBURG)-Qaaradda Afrika waxa eey ka mid tahay dhulka uu raadka muuqdo ku leeyahay Gumaystihii soo adoonsaday sababta keentay in loo kala dhuunto waxaa waaye khayraadka dhex ceegaaga dhulkeeda iyo amni darada loo abuuray si looga sameeyo lacag fara badan,waxaane Qaaradda Afrika booqasho ku kala bixiyey Madaxweyneyaal iyo Wasiiro Arrimo Dibadeed waxaane hadda booqasho Qaaradda Afrika uga bilaabatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blinken waxa uuna hadda ku sugan yahay dalka Koonfur Afrika waxa uuna dalkaasi ku sugnaan doonaa seddex maalmood waxa uuna Blinken booqasho ku joogi doonaa Qaaradda Afrika seddex berri kaliyah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.