SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BOOLISKA JARMALKA OO WAJAHAAYO DHALEECEYN.

BOOLISKA JARMALKA OO XOOG KU GALAY GURI MUSLIM DEGAN YAHAY.

(BERLIN)-Xukuumadda Jarmalka ayaa wajahaysa dhaleeceyn aad u culus marka laga soo bilaabo markii la daawaday video muujinaayo canug Muslim ah oo Muhaajir ah oo si xoog ah looga kaxeynaayo qoyskiisa gudaha magaaladda Bremerhaven. Video-ga ayaa si baaxad leh loogaga qeybgalay baraha bulshada waxa uuna Video-ga muujinaayey askeri boolis ah iyo sarkaal ka tirsan hayadda difaacda caruurta aan qaan gaarka ahayn oo gelaayo guri ka dibne si xoog ah uga qaadanaayo wiil yar oo caruur qoyskiisa,halka la arkaayey wiilka oo argagaxsan oo ooynaayo kuna qeylinayey in la kaalmeyo waxa uuna wiilka yar isku dayaayey inuu iska caabiyo sarkalka booliska ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.