BOOLISKA IYO SIRDOONKA WAA U MUHIM…
BOOLISKA KENYA.
(NAIROBI)-Xafladii loogu dabaal degaayey sannadka cusub ayey saraakiisha booliska oo kaashanaayo kuwa sirdoonka dalka Kenya aya soo xiray laba qofood oo ku wajahnaay degaanka Diani ee degmada Kwale, go’aan qaadashada ey sameeyeen booliska iyo sirdoonka ayaa ah mid badbaadiyey dad fara badan oo Kenyan ah kana badbaadiyey weerar ey ku hooban lahaayeen. Muscab C/naasir Qaasim iyo Mistwah C/naasir Qaasim ayaa ku edeysan in lagu qabtay ayagoo wata laba bastooladood oo ah nuuca lagu sameeyey dalka Ausralia loona yaqaano”GLOCK PISTPL’ una dhaca si daran doori ah waxaane ku dhex jiray 15-xabadood oo rasaas nool ah.
ISHA WARKA DAILY NATION KENYA.