BOOLISKA GOBOLKA VIRGINIA EE MARAYKANKA OO…
DAD U YIMID INEEY ARKAAN EHELKOODI LA DILAY.
(RICHMOND)-Booliska magaaladda Richmond ee gobolka Virginia ee dalkaasi Marykanka ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah ineey ka hortageen toogasho lala damacsanaay in laga sameeyo goobta loogu dabaal degaayo maalinta xurnimada dalkaasi Maraykanka oo ah 4/7/22-ka ka dib markii eey ciidamadda booliska ee Richmond heleen xog u horseeday booliska ineey gacanta ku soo dhigaan koox qorshaynaysay ineey gaystaan toogasho,waxaane isla hawlgalkaasi lagu soo qabtay hub fara badan,sheegashada Booliska Richmond ee gobolka Virgina ayaa imaanayso laba maalin ka dib markii eey dhacday toogasho aan kala sooc lahayn kana dhacday goob loogu dabaal degaayey madax banaanida Maraykanka.
ISHA WARKA AP.