SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BILJAM OO DALKA KOONGO DIB UGU SOO…

MEYDKII PATRICE.

(BRUSSELS)-Dawladda Biljam ayaa maanta oo Isniin ah waxa eey dib u soo celiyeen Dahab-Daboolan oo ah Ilkihii uu lahaay halyeygii u soo dagaalamay xurnimada dalka Koongo PATRICE LAMUMBA,dalka Biljam ayaa ah dalka gumaystay Koongo waxaane labada dal dhexmaray dagaal uu dhiig ku daatay hadase dalka Biljam ayaa wada dib u heshiisiin u dhexeysa labada dal(BILJAM IYO KOONGO). Magdhawga eey bixinayso dawladda Biljam ayaa timid ka dib markii boqorka dalka Biljam Boqor Phillipe uu horaantii bishaan(June) uu sheegay”Inuu si qoto dheer uga qoomameynaayo”in dalkiisa ku xadgudbay dal uu gumaystay dalka Biljam kuna yaalo Qaaradda Afrika(KOONGO) dalkaasoo 75-jeer ka weyn dhul ahaan dalka Biljam ee gumaystay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.