SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BERRI OO KU BEEGAN MAALITA…

(SAWIRKA)-CARUURTA LA SHAQAALEEYO ADDUUNKA.

(ANKARA)-Adduunka,ugu dhawaan tobankii canug oo kasta mid ka mida ayaa shaqeeyo gudaha dalalka soo koraayo,isbarbardhigaan ayaa u dhigmaayo inuu shaqeeyo hal canug shantii caruur ahba. Sida lagu xusay macluumaad ey wakaaladda Anadolu ka soo ururisay ururka shaqaalaha adduunka(ILO) iyo hayad Qaramada Midoobe u qaabilsan caruurta iyi cimiga ee (UNICEF) ayadoo looga faa’ideysanayo maalinta la dagaalanka shaqaaleynta caruurta loona asteeyey 12/6/23-ka kuna beegan berri oo Isniin ah. ILO ayaa laga soo ogaaday ku dhawaad 160-Milyan oo caruur ah(63-Milyan oo Gabdha ah iyo 97-milyan oo wiilal ah) ey ka shaqeeyaan adduunka dacaladiisa.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII ALKHRISO.