SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BASAAS JARMAL AH OO LA OGAADAY.

(SAWIRKA)-CAASIMADDA BERLIN.

(BERLIN)-Carsten oo ka tirsan hayadda sirdoonka dibadda ee dalka Jarmal(BDN) ayaa lagu edeeyey inuu yahay dembiile kuna edeysan inuu khaa’inul wadan ka dib markii uu war sir ah uu si qarsoodi uu ugu gudbiyey sirdoonka dalka Ruushka,sidaas waxaa lagu sheegau qoraal ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha ee heer Federaal,xeer ilaalinta ayaa Carsten ku soo eedeysay inuu sameeyey Khiyaano Qaran ka hor maxkamada Berlin inteysan ku eedeyn inuu yahay Khaa’inul wadan.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.