SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BARRE INGIRIIS AH OO HELAY MEGDHAW,SABABTA?

(SAWRKA)MATHEW HEDGES.

(LONDON)-Xafiiska arrimaha dibadda ee Ururka Commonwealth-ka iyo xafiiska horumarinta ee isla ururkaan(FCDO) ayaa ku guul daraystay iney Jirdil ka difaacaan Mathew Hedges oo ah barre Jaamicadeed laguna xiray dalka Imaaraatka Carabta sannadkii 2018-kii sida laga soo xigtay xildhibaano loo xilsaaray la socodka xaaladda Hedges. Xildhibaanada loo xilsaaray la socodka arrinta Hedges ayaa ku taliyey in FCDO raaligelin siiso Hedges iyo megdhaw dhan $1,902.02 waane iney sheegaan seddex bilood gudaheed sideey u xaqiijin lahaayeen sidii ey gacanta ugu dhigi lahaayeen arrin midaan la mid ah haddii ey dhacdo mar kale,waane iney si joogta ah ula soocdaan dhacdooyinkaan oo kale.

ISHA/MEE.

HALKAANKA SI AKHRISO.