SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BARFASOOR KUURIYAN AH OO SOOMAALIYA IYO AFGAANISTAAN KU SHEEGAY.

Lee Ong-wah waa bare Jaamicadeed(Professor) oo dhiga maadada Dhaqaalaha waxa uuna dhaqaalaha ka dhigaa Jaamicadda Kuuriya,Bare sare Lee ayaa ah qoraa waxa uuna horay soo noqday hogaamiyihii waragayska ka soo baxa dalka Ingiriiska(UK) ee loo yaqaano ECONOMIST,Lee ayaa waxa uu wax ka noqday bangiga horumarinta Asiya,waxa uuna Lee la taliye dhinaca arrimaha dhaqaalaha u noqday madaxweyne Lee Myung-back.

Barfasoor Lee ayaa waxa uu is barbar dhig ku sameeyey dalalka Soomaaliya iyo Afgaanistaan waxa uuna labada dal u sheegay ineey yihiin kuwa guul daraystay,waxa uuna Barfasoor Lee qoraalkiisa ku xusay kaalmadda eey dawladda Maraykanka siisay dalalka Soomaaliya iyo Afgaanistaan si loola dagaalamo aragaixisadda,Maraykanka ayuu sheegay Barfasoor Lee inuu dalalkaan Soomaaliya iyo Afgaanistaan geliyey lacag iyo waqti fara badan.XIGASHO NEW YORK TIMES.

RIIX HALKAAN.