SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BANANBAX KA DHACAY MALAWI.

MALAWI BANAANBAX.

(MALAWI)-Booliska caasimadda Malawi ee lilongwe ayaa waxa uu xiray 76-qofood shalay oo Arbaca ahayd,dadka la xiray ayaa waxa eey sameynaayeen banaanbax looga soo horjeedo nidaamka Maxkamadaha kaaso si aan dhaqsiyo badnayn u wado hawsha la xiriirto dacswadaha Musuqa iyo kor u kaca nolosha dalka Malawi. Saraakiisha booliska dalka Malawi ayaa gaaska dadka ka ilmeeysiya waxa eey ku fureen dadkii banaanbaxayey kuwaso ka horyimid amar eey soo saartay Maxkamada kuna joojisay banaanbax.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.