SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BAKU: COP29 OO LA SOO GABGABEEYEY.

(SAWIRKA)-MADAXDII KA QEYBGASHAY SHIRKII CIMILADDA EE AZERBAJAAN.

(BAKU)-Shan iyo labaatan wadan oo ka qeybgalay shirkii Cimiladda ee COP29 ayaa Arbacada maanta ah ballan qaaday in aaney dhisi doonin Warshad cusub oo Tamarta dhuxusha ah,si loo dardargeliyo joojinta shidaalka aadka u Wasaqeysan. Boqrtooyadda Ingiriiska,Kanada,Faransiiska,Jarmalka iyo soo saaraha ugu weyn ee dhuxusha Australiya ayaa ka mid ah liiska ugu badan ee dhaqaalaha horumaray ee hodanka ah si ey saxiixaan ballan qaadka ikhtiyaariga ah ee Azerbajaan. Waxa ey wadamada ka go’an iney soo gudbiyaan Qorshayaasha Cimiladda Qaranka horaanta sannadka soo socdo ee 2025-ka kuwaaso ka tarjumaayo dhuxul cusub oo aan lajoojin karin oo ku jirta nidaamyada Tamarta. Unbated waxaa loola jeedaa dhuxusha gubatay iyada oo aan wax talaabo ah lagu dhimin qaaca,sida qabashada Kaarboonka iyo Keydinta-Teknoolojiyadda lagu dhaleeceeyey iney yihiin kuwa aan la xaqiijin oo baaxad weyn.

ISHA-AN.

HALKAN KA SI AKHRI.