SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

BAARIS KU SOCOTO BAARLAMAANKA YURUB.

BAARLAMANKA YURUB.

(BRUSSELS)-Lixda dal ee la isku yiraahdo Khaliijka Carabta ayaa ah kuwa ku lug yeesha siyaasadaha dalalka Yurub intooda badan,si gaar ah waxaa farta loogu fiiqaa dalalka Qadar iyo Imaaraatka Carabta oo galaangal fiican ku leh wadamadda Yurub qaarkood,hadaba dalka Biljam tan iyo maalintii Jimcaha ee la soo dhaafay waxaa ka socday baaritaano lagu haayo masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka Yurub kuwaaso lagu tuhmaayo ineey qeyb ka yihiin Musuq la sheegay in loo sameeyey dalka Qadar inkastoo nuuca musuqa aan la sheegin,sidaad darteed booliska dalka Biljam ayaa raadinaayo xafiisyada xildhibaanada baarlamaanka Qaaradda yurub,arrintaan ayaa qeyb ka ah baaritaano ku socdo xildhibaano ku edeysan ineey qaateen Laaluush isla markaasne ey sameeyeen Musuq.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.