SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

AU-DA IYO SOOMAALIYA OO WADA GAARAY HESHIIS HORDHACA.

(AU):Shalay oo khamiis ahayd(30/12/2021)-ka ayey Soomaliya iyo Ururka Midawga Afrika(AU) wada gaareen heshiis dhigaayo in la sameeyo koox farsamo kana socoto labada dhinac kooxdaas ayaa qiimayn ku samayn doonto hawgalka Midawga Afrika(AMISOM) ee soomaaliya,waxaane jirta in golaha amaanka qaramadda midoobay ineey u kordhiyeen muddo seddex bilood ah sii joogitaan ciidamadda Midawga Afrika(Amisom) ee soomaaliya kuna eg bisha Maarso-2022-ka.ISHA DAILY NATION.

HALKAAN KA SII AKHRI.