SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ATMIS OO MACSALAMEYSAY H/SHABEELE.

(SAWIRKA)-MADAXDA ATMIS OO WAREEJINAYSA GOOBO EY KA BAXEEN.

(MUQDISHO)-Marka laga hadlaayo Nabad Ilaalin waxa aan soo xusuusaneynaa hawlgalka daba dheeraaday ee Midawga Afrika ee dalka Soomaaliya kaaso soo qaatay magacyo badan si shacabka Soomaliyeed loogu jahwareeriyo balse hadda wata magaca ah ATMIS. Ciidamadda ka socday dalal Afrika ah kana qeyb ahaay Atmis ayaa dalka Soomaaliya waxa ey ku sugnaayeen mudoo ka badan 17-sano oo xiriir ah,askartaan ka timid Afrika ayaa mushaarkooda u dhexeeyey $600 ilaa $1200 bishiiba mana eysan qaban jirin wax shaqa ah oo muuqda,waxaane soo weerari jiray kooxda Alshabaab si ey hub uga furato,ceebta Atmis ayaa banaanka timid ka dib markii mar labaad Madaxweyne loo doortay Md.Xasan Sheekh,waxa uuna MW-Xasan Iclaamiyey dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab iyo in dalka laga saaro ciidamadda Atmis,hadaba Atmis ayaa bilawday ka bixitaanka goobo ey ka joogeen maamulka H/shabeele iyo degaano kale kuna yaalo maamulka J/land.

ISHA WARKA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.