SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ATMIS OO HESHAY SEDDEX DIYAARADOOD.

(SAWIRKA)-DIYARADDA LOO KEENAY ATMIS.

(UNSOS)-War ka soo baxay xafiiska taageero hawlgalka Midawga Afrika ee Atmis ee UNSOS ayaa lagu sheegay in ciidamada dalka Burundi ee qeybta ka ah Atmis loo keenay seddex diyaaradood oo ah nuuca qumaatiga u kaca ee (Helicopters),sida xafiisku sheegay diyaaradahaan ayaa loo isticmaalo doonaa arrimo fara badan ey ka mid yihiin weerarka kooxda Alshabaab ee ku dhuumaleysanaayo hawdka eysan ciidamadu tegi karin,soo daad gureynta ciidamadda DFS ee ku soo dhaawacma furimaha dagaalka,daabulidda agabka ciidamada ee sida deg dega ah loogu baahan yahay. Diyaaradahaan lagu wareejiyey ciidamadda Burundi ayaa la filaa iney wax ka taraan ciidamadda Atmis iyo kuwa Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ee dagaalka adag kula jira kooxda Alshabaab.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.