ASKERIYAD ISU DISHAY NIMEEY JECLEED DARTIIS.
(USA)-Vicky white waxa eey ahayd haweney askeriyad ah kana tirsaneed booliska xabsiyadda dalka Maraykanka(Shariff),Vicky waxay ku qaadatay 16-sano ineey horumariso sumacadda booliska xabsiyadda ee dalka Maraykanka(Shariff) waxa eeyna Vicky ka hawlgeli jirtay xabsiga degmada Lauderdale ee gobolka Alabama ee dalkaasi Maraykanka.Madaxda xabsiyada ee degmada wax ka dheceen ayaa sheegaayo ineey ku adag tahay ineey wax ka yiraahdaan dilka eey is dishay Vicky ayadoo badbadinayso nin u xiran dil uu gestay,waraka qaar ayaa tibaaxaayo in Vicky ahayd xaaska ninka loo haysto dilka.
XIGASHO THE GUARDIAN.