SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ASKERIGII DILAY GEORGE FLOYD OO RACFAAN DALBADAY.

(MINNEAPOLIS)-Derek Chauvin oo ahaay askerigii dilay ninkii madawga ahaay George Floyd ayaa hadda waxa uu wadaa inuu racfaan ka qaato xukunkii ku dhacay kaasoo ahaay laba iyo labaatan iyo bar sano oo xabsi ah,xukunkaan ayaa Derek ku dhacay bishii Juun-2020-kii waxaane riday xukunka maxkamadda degmada Hennepin ee Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka.Askeriga la xukumay ayaa lagu helay inuu galay dembiga ah dil ula kac ah.

XIGASHO AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.