SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ASKERIGI SOMALI-AMERICAN AHAAY OO XABSIGA…

MAXAMED NUUR.

(MINNEAPOLIS)-Sarkaal hore kana tirsanaay booliska Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka kaaso toogtay haweeney aan hubaysneyn taaso wacday 911-kaaso ah kan eey wacaan dadka u baahan in loo fidiyo kaalmo amni oo deg deg ah sababta eey haweneydaan u wacday booliska ayaa lagu sheegay iney tahay in gurigeed gadaashiisa lagu fuksanayo qof dumar ah ayaa xabsiga laga sii daayey (SII DEYN SHARAFEED) maanta oo Isniin ah. Bogga waaxda xabsiyadda ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maxamed Nuur oo 36-jir ah la soo daayey.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.