ASKARTI DISHAY GEORGE FLOYD OO MAANTA…
THOMAS LANE.
(MINNEAPOLIS)-Sarkaal hore kana tirsanaay ciidamadda booliska ee Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka Thomas lane ayaa maanta oo khamiis ah waxa eey maxakamd ku xukukntay xabsi dhan laba sano iyo bar(2.5) ka dib markii lagu eedyey inuu ka qeybqaatay dembi lid ku ah xuquuqda qofka mawaadinka ah dembigaaso lagu dilay George Flloyd.
ISHA WARKA AP.