ASKAR KA QEYB AHAYD DILKII GERIGE FLOYD OO….
ASKAR QEYB KA AHAYD DILKI FLOYD.
(MINNEAPOLIS)-Xeerbeegsiga iyo qareenada laba askeri oo ka tirsanaay booliska Minneapolis kuna edeysnaay dilkii loo gaystay ninkii madawga ahaay ee George Floyd ayaa gudbiyey in ka badan boqol talo soo jeedin oo lagu xadidaayo marqaatiga ama cadaymaha dacwada eeyna la socdaan dalabyo fara badan oo culus la iskuna halayn karo kuna saabsan wixii dhacay labadii jeer ee hore ee la qaaday dacwada dhimashada George Floyd.
ISHA WARKA AP.