SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ARDAY MINDI KU DHUFTAY ARDAY KALE…

GOOBTA LA ISKU MINDIYEY.

(CANADA)-Dalka Kanada ayaa waxaa ka dhacday in wiil todobo iyo toban jir ah kana yimid magaaladda Charlotte xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu mindi ku dhuftay wiil kale oo lix iyo toban jir ah banaanka dugsiga sare ee BLUE-FIELD,wiilka la dhaawacay ayey boolisku sheegeen in dhaawiciis yahay mid aad u fudud halisne uusan ku ahayn noloshiisa. Seddex alifle Chris kana mid ah booliska Boqortooyada Kanada(RCMP) ayaa sheegay in shilkaan uu dhacay markii eey is dagaaleen laba wiil iyo qaar kale oo ardayda ka mida balse kala duwan,dagaalka ardayda ayaa u muuqdo mid is kooxeysi ah.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.