SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB UU SOO GAARAY JAB XUN.

CIIDAMADDA DFS.

(SOMALIA)-Ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamadda maamulka G/mudug oo iskaashanaayo ayaa sameeyey iska caabin eysan fileyn kooxda Alshabaab ka dib markii eey kooxda Alshabaab saakay waaberigi weerar ku soo qaadeen degaanka BAXDO kana tirsan degmada Cadaado ee G/Galgaduud,kooxda Alshabaab ee soo qaaday weerarka ayaa ku jabtay dagaalkii dhacay saakay waxaane looga dilay dagaalyahano gaaraayo ilaa 47-dagaalyahan waxa eeyna meydadkoodii uga carareen goobtii dagaalku ka dhacay,sidoo kale kooxda Alshabaab ayaa waxaa laga qabtay gaari LAND CRUISER ah oo eey ka buuxeen waxyaabaha qarxa,goobta uu ka dhacay dagaalka ee Baxdo ayaa caasimadda Muqdisho u jirto masaafo dhan 632-kiilomitir(392-Miles).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.