ALSHABAAB OO WEERARATAY BASAS DEGMADA MANDHEERA.
Sida uu maanta qoray wargayska The Star ee dalka Kenya ugu yaraan waxaa ku dhintay hal qof waxaane ku dhaawacamay toban kale ka dib markii degaan ka tirsan Mandheera ee dalka Kenya uu ka dhacay weerar gaadma ah(Jid gal) laguna qaaday basas maraayey inta u dhexeeysa Olla iyo Sarmen maanta oo Isniin ah,sida la sheegy basaska ayaa waxa eey socdeen magaaladda Mandgeera subaxnimadii maanta,waxaane la rumaysan yahay in weerarka eey qaadeen dagaalyahano ka tirsan kooxda alshabaab,goobjooge ayaa sheegay in dagaalamayaasha alshabaab doonayeen ineey joojiyan basaska ka hor inta eysan huwin rasaasta,basaskaan la rasaaseeyey ayaan waxaan la socon asker waardiya ah marka uu dhacaayey weerarka. XIGASHO THE STAR.