SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB OO WEERAR KA GAYSATAY…

BOOLISKA KENYA.

(KENYA)-Seddex qofood ey ku jiraan laba askeri ayaa la dilay subaxnimadii maanta oo Arbaca ah ka dib markii kooxda Alshabaab ee xagjirka ah ey weerar ku qaaday dalka Kenya,sidaas waxaa sheegay booliska dalka Kenya. Dhibanayaasha ayaa saarnaay gaari boolisku leeyahay marka uu dhacaayey weerarka,waxa uuna weerarku ka dhacay inta u dhexeeyso Xerada Hayley iyo magaaladda Gaariisa ee WaqooyiBari dalka Kenya,sidaas waxaa qoraal uu soo saaray ku sheegay taliyaha booliska George Seda.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.