SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB OO SII DAYSAY DAD U AFDUUBNAAY.

Kooxda alshabaab ayaa waxa eey sii daysay laba darawal oo ka shaqeeyso qaadka Miirawga una socday xuduudka Wajeer-Gaariisa. Bashe Maxamuud iyo Maxamed Som ayaa laga qafaashay meel toban kiiloomitir u jirta Kulan waxaane lala aaday Libooy Ina waxaane lagu qaaday Toyota Land Cruiser taasoo uu saarnaay qaadka Miiraw kaaso lagu qiimeeyey lacag dhan laba milyan oo shilinka kenya ah una dhiganto toban iyo sideed kun,seddex boqol iyo lixdan doolar($18,360). XIGASHO DAILY NATION.

RIIX HALKAAN