SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB OO QARAXA LA BEEGSATAY…

G/SARE MAXAMED DAAHIR CABDULLE.

(MUQDISHO)-Taliyaha guutada ilaalada Madaxda Qaranka iyo Hayadaha Muhiimka ah(VIP)-da ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Maxamed Daahir Cabdulle ayey Kooxda Khawaarijta maanta oo Talaada ah(21/2/23)-ka isku dayeen ineey kharijiyaan ka dib markii ey la eegteen Miinada Nuuceeda Soo boodada ah agagaarka Kulliyadii Jaalle Siyaad ee magaaladda Muqdisho. G/sare Maxamed ayaa alle ka badbaiyey qaraxa lala eegtay balse waxaa ku geeriyooday qaraxa askeri ka mida ilaalada Taliyaha iyo qof shacab ah oo goobta ka dhaweed,waxaane ku dhaawacmay qaraxa laba askeri oo kale kana mida ilaalada taliyaha kuwaaso hadda lagu daaweynaayo isbitaaladda Muqdisho.

ISHA WARKASB-MEDIA.