ALSHABAAB OO LAGU LAAYEY JAMBALUUL.
(SAWIRKA)-MOOTO FEKO.
(MUQDISHO)-Ciidanka NISA ayaa hawlgal qorsheysan waxa ey maanta oo Jimca ah(25/8/23)-ka ka fuliyeen degaanka Jambaluul degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,hawlgalkaan ayaa lagu beegsaday Maxkamad ey iska lahaayeen kooxda Alshabaab haalkaasne ku tiil in mudda ah. Ciidamadda ka socday hayadda NISA ayaa cagta mariyey Maxkamad ku sheegi lagu baadi jiray shacabka Soomaaliyeed waxa eyna ciidamaddu halkaas ka soo Qaniimaysteen shan Mooto oo nuuca loo yaqaano FEKO.
ISHA/CAAISMADDA.