ALSHABAAB OO LAGU JEBIYEY DAGAALKII MAANTA EE SHABEELAW.
(SAWIRKA)-GODADKII EY ALSHABAAB KA CARAREEN DAGAALKII MAANTA EE SHABEELAW.
(GALKACYO)-Wararka inaga soo gaarayo koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaayo in saakay aroortii hore uu dagaal ka dhex qarxay CXDS,Daraawiishta G/Mudug iyo Xoogaga degaanka oo dhinac ah iyo maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab,dagaalkan ayaa bilawday ka dib markii xoogag isku dhaf ahaay kuna jiray sahan ey isku dheceen maleeshiyaadka Ashabaab oo isku urursanaayey goob hawd ah kuna tiil degaan hoostaga Shabeelaw. Daaalka ayaa socday muddo saacada ah ayaa ku soo afmeermay in kooxdii Alshabaab isaga cararay goobtii ey ku diyaarinaayeen maleeshiyaadka.
ISHA/CAASIMADA.