SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB OO ISKU KHILAAFAY…

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA OO KU SUGAN G/MUDUG.

(SOMALIA)-Dalka Soomaaliya waxaa si xawli ah uga bilawday wejiga labada ee dagaalka kooxda Alshabaab gaar haan dagaalka ayaa hadda ka socdo degaanadda Dhaca Bariga gobolka Galgaduud. Degmada Galcad tuulooyin ku dhaw ayaa hadda waxaa ka socdo hawlgalo lagu baacsanaayo kooxda Alshabaab haraadigeedii ku dhuumaalaysanaayey,tuulooyinka Budbud iyo Ceel-Cali ayaa ah laba goobood oo aad muhiim ugu ah kooxda Alshabaab waane laga qabsaday,ciidamadda xooga oo kaashanaayo xoogaga degaanka ayaa hadda ku sii siqaayo degmada Ceel-buur oo xarun u ah kooxda Alshabaab. Dagaal ayaa laga cabsi qabaa inuu ka dhex qarxo kooxda Alshabaab horjoogayaasheeda ku sugan Ceelbuur,arrintaan ayaa timid ka dib markii horjogayashu laba u kala jabeen,kuwa ayaa soo jeediyey in la difaaco Ceelbuur halka kuwa kalane ey soo jeediyeen in Ceelbuur cid uga dhiman.

HALKAAN KA DHEGAYSO.