SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB LAGU LAAYEY….

(SOMALIA)-Weli waxaa si xawli ah dalka Soomaaliya uga socdo dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab,maamul goboleedyada uu dagaalka ka socdo ee kala H/Shabeele iyo G/Mudug ayaa la soo sheegaayaa in maanta duqeyn aad u xoogan loo gaystay kooxda Alshabaab oo isku urursaneysay degaanka Cali Fooldheere kana tirsan degmada Mahadaay ee G/Shabeelada Dhexe waxaane kooxda halkaas looga dilay sida ey sheegtay DFS maleeshiyaad gaaraayo ilaa 50-maleeshiyo kuwaaso isu qaban qabinaayey ineey dagaal ku qaadaan ciidamadda DFS iyo ciidamadda degaanka.

ISHA WARKA SUUQBACAAD MEDIA(SOMALIA).

HALKAAN KA AKHRISO.