SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALSHABAAB LAGU LAAYEY…

CXDS.

(SOMALIA)-Taliyaha ciidamadda lugta Soomaaliyeed Gen.Biixi ayaa shalay oo Jimca ah sheegay in Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed ey dileen 67-maleeshiyadda Alshabaab ka tirsan ee gobolka Sh/dhexe maamulka Hirshabeele,tirada Alshabaab laga dilay ayaa waxa ey gaareysaa 217-maleeshiya ah muddo ka yar todobaad. Gen.Biixi ayaa sheegay in goobta la weeray ey tahay tuulada Ceel Bacad khamiistii la soo dhaafay ka dib markii la helay warkooda ah ineey isku urursanayaan si ey u weeraraan Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.