SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ALJEERIYA IYO SIIRALYOON OO LOO DOORTAY…

(SAWIRKA)-GOLAHA AMAANKA QARAMADA MIDOOBE.

(UN)-KA,Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa maanta oo Talaada ah waxa ey u codeeyeen in la soo buuxiyo kuraasta aan joogta ahayn ee golaha kana kooban 15-kursi,golaha amaanka Qaramada Midoobe ayaa ah xubin ka mida lixda xubnood ey ka kooban tahay Qaramada Midoobe waxa eyna ka masuul tahay sidii loo sugi lahaay nabada iyo amniga caalamka. Xubnaha joogtada ah ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa kala ah{USA,UK,FRANCE,CHINA IYO RUSSIA},waxaane shantaan dal loo yaqaanaa P5 waxaane mid kasta oo ayaga ka mida waxa uu leeyahay awooda diidamada Qeyaxan ee VETO. Dalalka Aljeeriya iyo Siiralyoon ayaa soo noqday labada dal loo doortay iney soo buuxiyaan labada kursi aan joogtada kana tirsan Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe.

ISHA WARKA DAILY NATION.

HALKAAN KA SII AKHRISO.