DALALKA YURUB OO SOOMAALIYA UGU DEEQAY LACAG DHAN…
Midawga yurub ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu bilaabya inuu balaariyo mashruuca xoolaha iyo kallumaysiga soomaaliya si loo horumariyo dhaqaalaha beeralayda. Xaflad lagu qabtay magaaladda Muqdisho ayuu ka hadlay safiirka Midawga Yurub(EU) u joogo soomaaliya Mr.Nicolas Berlanga Martinez waxa uuna sheegay in lacag dhan 14.7 milyan oo yuuro una dhiganta(17.7) doolar loogu talagalay mashruucaas uu hadafkiisu yahay kor u qaadida dhaqaalaha soomaaliya,gacan ka gaysashada kaalmada dadka iyo shaqo abuur,waa arrin wanaagsan haddii dadkii xoola dhaqatada ahaay kuna sugnaay xerooyinka barakacayaasha gobolada dalka dib loogu celinaayo xoola dhaqashadoodii.XIGASHO ANADOLU.