SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

AGASIMAHA CIA-DA OO KA HADLAY…

AGAASIME BURNS.

(USA)-Agaasimaha CIA-da Maraykanka ayaa hoosta ka xariiqay Madaxweynaha Ruushka Vldamir Putin booqashadiisa uu dhawaan ku tegay dalka Iraan ayuu ku sheegay inuu jiro isbahaysi u dhexeeyo labada dal ee Ruushka iyo Iraan yahay mid xadidan eeyn yar tahay inta laga rumaysan karo.Agaasima Burn ayaa ka hadlay shir sannadeed looga hadlo amniga Aspen maalintii Arbacada waxa uuna sheegay in Ruushka soo iibsan doono diyaaradaha Drones-ka ee lagu sameeyo dalka Iraan si uu ugu isticmaalo dagaalka Yukrayn.

ISHA WARKA WAKALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.