AFTI LAGA QAADAYO SHACABKA AFRIKADA…
(SAWIRKA)-DOORASHADA AFRIKADA DHEXE.
(KIGALI)-Cod bixiyeyaasha Jamhuuriyadda Afrikada dhexe(CAR) ayaa maanta oo Axad ah(30/7/23)-ka u codeynaayo AFTI taaso Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Faustin Archange Touadero uu doonaayo inuu sii joogo xafiiska muddo kale. Tirada uu sharciga u ogol yahay iney codeeyaan ayaa lagu sheegay ineey dhan tahay 1.9-Milyan oo qofood,sidaas waxaa laga soo xigtay gudiga doorashooyinka ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe,doorashada ayaa ka dhecaysay 5,400-xarumood waxa eyna bilabanaysay saacadu markey ahayd lixda subaxnimo waqtiga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe,waxaane loogu talagalay iney socoto muddo dhan toban saacadood.
ISHA/AA.