SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

AFGEMBIYADA IYO ISKA HORIMAADYADA AFRIKA OO…

QAARADDA AFRIKA.

(JOHANNESBURG)-Iska horimaadyada iyo afgembiyadda ayaa ah kuwa si joogta ah u soo booqdo wadamadda Qaaradda Afrika sannadkaan 2022-ka. Laakinse,wadamadda Qaaradda Afrika qaarkood ayaa ku guulaystay hadafkooda ah xoojinta Dimuqaraadiyadda. 24/1/22-ka hogaamiyeyaasha mileteriga ee dalka Burkino Faso ayaa afgembiyey Madaxweyne Roch Christian Kabore waxa eyna kursigiisa ku fariisiyeen G/sare.Paul Henri Sandaago Damila oo 41- jir ah oo wax ku soo bartay dalalka Maraykanka iyo Faransiiska.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.