SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

AFGEMBIGII NIGER OO LA TAAGEERAY.

(SAWIRKA)-BANAANBAXAYASHA NIGER.

(NIAMEY-NIGER)-Kumanaan qofood oo taageersan ciidamadda Agembiyey dalka Niger ayaa socod ku maray wadooyinka caasimadda Niamey ayagoo cambaareynaayo dalkii horay u soo gumaystay dalka Niger oo ah dalka Faransiiska,banaanbaxayaasha ayaa fariistay wejiga hore ee Safaaradda Faransiiska ee Niamey maanta oo Axad ah ka hor inta aaney kala eryin ciidamadda. Calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner ayaa ka hawlgala dalka Maali ee la deriska ah Niger, MW-Putin ayaa jecel inuu sii balaariyo raadka dalkiisu ku leeyahay gobolka. Hogaamiyaha cusub ee dalka Niger Amadou Abdramanu ayaan weli kala cadeyn cida uu gacan saar la yeelanaayo Ruushka iyo reer Galbeedkii uu xiriirka la lahaay Madaxweyne Mohamed Bazum.

ISHA/ABC.

HALKAN KA SI AKHRISO.