AFGEMBI KA DHACAY DALKA GUINEA.
Dalka Guinea ee dhaca galbeed qaaradda Afrika ahne dal eey dadka ku nool boqolkiiba sideetan yihiin MUSLIMIIN,tirada dadka Gunea ayaa lagu qiyaasaa ineey dhantahay laba iyo toban milyan iyo jarjar,dalka guini waxa uu hodan ku yahay khayraadka laga qodo dhulka hoostiisa sida Dahabka,macdanta IWM.Maanta waxaa dalka Guinea ka dhacay Afgembi eey ka dambeeyaan ciidamadda militeriga gaar ahaan kuwa sida gaarka loo tababaray,ciidamadaan ayaa waxaa hogaaminaayey Korneel Mamady Doumbouya waxa eeyna gurigiisa ku xireen madaxweynihii dalka Guinea Alpha Conde.XIGASHO DAILY NATION.