AFGANISTAAN OO KA HADASHAY…
AFHAYEENKA TALIBAAN DOOXA.
(KABUL)-Kooxda Talibaan ee hadda haysa talada dalka Afgaanistan lana wareegtay muddo hadda laga joogo sannad ayaa maanta oo Khamiis ah sheegtay ineey samayn doonaan baaritaan waxay ku sheegeen sheegashada dilkii hogaamiyijhii Al-Qaacidda Ayman Al-zawahiri kaaso eey dishay diyaarad Drones-ah gudaha caasimadda Kabul ee dalkaasi Afganistan.Si kataba ha ahaatee kooxda Taliban ayaa ku dakaysanaysa in sheegashada dilka Ayman Al-Zawahiri ineeysan waxba kala socon sidoo kalana eeysan ogayn imaanshiyaha Ayman Al-Zawahiri ee dalka Afgaanistaan.
ISHA WARKA AP.