SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ABAARAHA DALKA SOOMAALIYA.

ABAARAHA DALKA SOOMAALIYA.

(SOMALIA)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay ku dhawaad hal miyan oo qofood ayey abaaraha raad ku yeelatay gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan dhulka eey maamulaan kooxda Alshabaab waxa eyna Qaramada Midoobay in kooxda Alshabaab ogolaato in gargaarka la gaarsiiyo dadka la il daran dhibaatada ka soo gaartay abaaraha.Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr.James Swan oo hadda xilkiisu dhammaaday ayaa shalay oo Arbaca ah waxa uu warbaahinta u sheegay in 900-kun qofood kuna wada suga dhulka Alshabaab maamusho dhibka haysto waxa eey la wadaagaan 7-milyan qofood oo ku dhibaateysan Bariga Afrika eey ka jirto dhibaato xoogan ey sababtay abaarta,gobolkaan ayaan helin roob muddo tobaneeyo sano,waxaane abaaraha ku dhintay dad eey ka mid yihiin caruur.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.