SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ABAABUL DAGAAL OO KA SOCDO K/MUDUG,SABABTU?

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.

(CAAD)-Wararka laga helaayo Koonfurta Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaayo in halkaasi uu ka socdo abaabul ciidan oo aad culus lana doonaayo in degaanadaasi laga saaro kooxda Alshabaab qeyaha ey ka jooogto,arrintaan ayaa timid ka dib markii maalintii Arbacada ee ina dhaaftay ey kooxda Alshabaab weerar ku soo qaaday degaanka CAAD ee koonfurta Gobolka Mudug,weerarkaasi ayaa kooxda lagu gaarsiiyey jabkii ugu xumaay abid ee soo gaaro kooxda Alshabaab intii uu socday dagaalka ka dhan ah kooxda Alshabaab. Jawaab bixin ey sameeyeen ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxibadda caalamka ee taageero DFS ayaa maalintii shalay waxaa weerar dhinaca cirka ah lala beegsaday degaanka GALHAREERI ey maamulaan kooxda Alshabaab waxaane weerarkasi Barakaysanaay lagu laayey Horjoogayaal kooxda Alshabaab ka tirsan uuna ka mid yahay ninkii Aas-Aasay kooxda Alshabaab ee Gobolka Galgaduud lana yiraahdo SHAN-BOQOLLE,abaabulka ka bilawday hadda Galmudug ayaa la filaa inuu soo afjari doono kooxda Alshabaab qeybaha ey kaga sugan yihiin Galmudug.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.