AABE MAHFUDH IYO WIILKIISA OO XABSIGA LAGA SII DAAYAY.
Weerarkii kooxda Alqaaciddada bariga Afrika ku qaaday safaaradahah Marayakanka ee ka kala furan Kenya iyo Tanzania weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 219-qofood,aabe Mahfudh iyo wiilkiisa Ibraahim ayaa loo xiray arrintaas ka dib markii uu soo galay tuhun ah ineey isu dhawyihiin amaba ka warqabi karaan maskaxdii ka dambaysay weerarkaas oo ah Fazul,waxaane dhacday in Fazul ka soo baxsaday dalka Kenya 2007-kii una soo baxsaday dalka soomaaliya waxaane dhacday Fazul lagu dilay barkoontarool oo eey ciidmadda dawladda joogeen sannaddkii 2011-kii. ISHA WARKA THE STANDARD.