ALSHABAAB OO SEDDEX QOFOOD AFDUUB UGU HAYSTO…
Weeerarkii eey kooxda alshabaab ku qaaday magaladda Mandheera ee gobolka waqooyi bari kenya maalintii isniinta ahayd ee ina soo dhaaftay ayaa la xaqiijiyey in kooxdu u suuragashay ineey afduubtaan seddex qofood lana ogaaday ineey ku hayaan meel u dhaw xuduudka labada dal soomaaliya iyo kenya sida lagu sheegay xogo sirdoon laguna qoray wargayska afka dheer kana soo baxa dalka kenya ee la yiraahdo DAILY NATION maanta oo khamiis ah 14/1/2021-ka,mana aha markii ugu horeeysay ee kooxda alshabaab weeraro ka geeystaan gudaha dalka Kenya.XIGASHO DAILY NATION.