SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

9-QOFOOD OO KU DHIMATAY DALKA SENIGAL.

RABSHADAHA KA SOCDO SENIGAL.

(DAKAR)-Dalka Senigal ayaa waxaa ka dhacay iska horimaadyo u dhexeeyo booliska iyo taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka dalka senigal Ousman Sonko,iska horimaadyadaan ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaarayo ilaa sagaal qofood,sidaas waxaa maanta oo Jimca ah(2/6/23)-ka sheegtay xukuumadda Senigal. Xukuumadda Senigaal ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo qeybo ka mida baraha bulshada oo ey dadku ku kulmaan dad fara badan ka dib markeey dheceen rabshado fara badan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.