SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

9-QOFOOD OO KA TIRSAN DAACISH OO…

DAACISH XABSIGA LOO SII WADO.

(ANKARA)-Ugu yaraan 9-qofood oo lala xiriirinaayo iney ka tirsan yihiin ururka argagixisada Daacish ayaa lagu xiray dalka Turkiga caasimadiisa Ankara sida ey shegeen ila sirdoon maanta oo Talaada ah. Dadkaan ka tirsan Daacish ayaa lagu soo qab-qabtay hawlgalo isku waqti ka dhacay magaaladda Ankara waxaane hawlgalka fuliyey ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo ciidamada sirdoonka sida laga soo xigtay ila sirdoon oo qariyey magacooda sababo amni darteed.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.