SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

WARDIRAYAASHA AAY XUDUUDA LAHAYN(RSF) OO SI ADAG U DALBADAY IN LA JOOJIYO XIRIDDA WARIYEYAASHA.

Marka laga hadlaayo warbaahin waxaa isla markiiba kugu soo dhacayo dalka soomaaliya warbaahinta ka jirto iyo xaaladda eey ku sugan yihiin wariyeyaasha soomaaliyeed,xirig,cagajugleeyn iyo dil waa inta la isugu daro wariyeyaasha ka hawlgala soomaaliya,maamul goboleedka PUNTLAND ahne kan ugu faca weyn shanta maamul goboleed ee ka tirsan DFS ayaa waxa uu caburin ba’an ku hayaa wariyeyaasha ka halgala degaanadda hoostaga mamulkaas,wariyeyasha aan xuduuda lahayn ayaa Puntland ka dalbanaayo inuu sii daayo wariyeyaasha u xiran ee qaarkoodna aan la keenin maxkamad.XIGASHO RSF.

HALKAAN KA AKHRISO.