SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Nin Australian ah oo feeray haween muslim ah.

Nin u dhashay dalka Australia ayaa feeray isagoo qeylinaayo hooyo Muslim ah isla markaasne leh uur 38-asbuuc,hooyadaas ayaa lagu magacaabaa Rana Elasmar waane hooyo dhashay afar caruur ah,weerarka ayaa waxa uu dhacay bishii noofembar 2019-kii. Hooyadda ayaa fadhiday goob laga cabo kafeeyga oo ku taalo magaaladda Sydney ee dalka Australia,hooyo Rana ayaa xirneed xijaabka lagu yaqaano haweenka muslimiinta ah marka eey dibadda ka yihiin aqalkooda.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.