SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

ITOOBIYA MA WAXA EEY NOQON DOONTAA…

Dalka Itoobiya oo ka mida wadamadda Afrika kuwooda ugu dadka badan ayaa waqtigaan waxa uu wajahayaa dhibaatooyin fara badan oo eey ugu horeeyso dhibaatadda biya xireenka eey ku muransan yihiin dalalka Itoobiya,Masar iyo Suudaan taasoo ilaa hadda aan laga gaarin wax xal ah,arrinta dagaalka u dhexeeyo qawmiyadaha dega dalkaas iyo dagaalka dawladda u dhexeeyo dawladda iyo gobolka Tigreega,intasoo isu bahaystay dalka waxa ka imaan kara ayaa lagu saadilnayaa ineey la mid noqon doonto dalkii horay loo oran jiray Yuguslavia.XIGASHO FOREIGN POLICY.

HALKAAN KA AKHRISO